Baro Digital

Affiliate Marketing Adigoo Somalia Jooga Isticmaalayana Digistore24

Adigoon Sameeynin Productga, Adigoon Wajigaaga Social Media Kusoo Muujineeynin, Adigoon Wax Followers Ah Kuleheeyn Social Mediaha

Sheekadeeyda

Magaceygu Waa Hamdi Said. Hal Sano Ka Hor: Nolosheydu waxay ahayd mid u dhaxaysa mushaar to mushaar. Waxaana shaqaale ka ahaay mid ka mid ah private sectors muqdisho-somalia. 

Waxaan ahaa qof kula mid ah adiga: maalin walba shaqo ku jirta, oo wax hormar ah leheyn mushaar mooyee.

Ma leheen xirfado wanaagsan Kaliya waxaan ahaa qof go’aansatay iney isbadal sameeyso oo ilkale oo dhaqaale online ka kasameeyso.



Maanta Markii aan helay sirtan Digital Affiliate Marketing-ka, wax walba way is beddeleen.

2025 Waxaan ku guuleystay inaan onlineka waliba platformska ugu waa weyn affiliate networkga Digistore24 inaan sales fiican ka sameeyo anigo mudo la halgamaayay inaan 1 sale sameeyo.

Hadana si joogto ah ayaan sales uga sameeyaa alxamdulilaah wax walbana aqoon iyo xirfad iyo dadaal ayey ku xiran yihiin.

Si aad ubilaawdid affiliate marketing:

❌ Ma jirto Product cusub oo aad dhisayso.

❌ Ma jirto Inventory ama alaab aad kaydinayso.

❌ Ma jiraan dhibaatooyin shipping ah.

❌ Ma jirto madax-xanuun Customer Service oo aan dhammaanayn.

Uma baahnid product, uma baahnid followers, uma baahnid inaad wajigaaga social media kusoo muujisid.

Haddii aad tahay shaqaale daallan oo doonaya dakhli dheeri ah, ama ganacsade jooga meeshi aan joogay hal sano ka hor raba inuu bilaabo digital affiliate marketing business nidaam la hubiyay adigoo maraayo kaas oo ah:-

✅Offer aad promote gareysid inaad affiliate networkska kasoo heshid(Digistore24, etc).

✅Inaad landing page usameeysatid.

✅Inaad ads u run gareeysid lacag ku sameeya.

Haddii aad diyaar u tahay inaad saleskaaga ugu horeyay ka sameeysid affilaite networkska waa weyn (Digistore24) kadibna aad ugu gudubtid dakhli joogto ah inaad sameeysid. 

Kudhufo Buttonka Hoose Daawo videoga si aad xog fiican u heshid.



Qeyb Kamid Ah Natiijooyinkeyga

Wax Walba Saleskaaga Ugu Horeeya Ayeey Kabilaawdaan.

© 2025 Hamdimarketer.com All rights Reserved.

Privacy - Terms - Disclaimer-  Contact  

This site is not a part of the YouTube, Google or Facebook website; Google Inc or Facebook Inc. Additionally, This site is NOT endorsed by YouTube, Google or Facebook in any way. FACEBOOK is a trademark of FACEBOOK, Inc. YOUTUBE is a trademark of GOOGLE Inc.

In the nature of transparency and authenticity, I do make a special offer at the end only if you'd like help actually implementing these ad tactics and strategies. Is it required? Absolutely not. Will you receive value & insight even if you don't want to speak together? 100% yes. Some people will take this training, implement it by themselves, and see breakthrough. Some people will see what's possible, and know that working together is just what they need to get results even faster. It's completely up to you but I hope that you'll at least participate in the free training, use it, and let me know what you think!

DISCLAIMER: Any sales figures stated anywhere on this site are my personal sales figures. Please understand my results are not typical, I’m not implying you’ll duplicate them (or do anything for that matter). Historical performance is not indicative of future results. I have the benefit of practicing direct response marketing and advertising since 2021, and have an established following as a result. The average person who buys any 'how to' information gets little to no results. I’m using these references for example purposes only. Your results will vary and depend on many factors …including but not limited to your background, experience, and work ethic. All business entails risk as well as massive and consistent effort and action. If you’re not willing to accept that, please DO NOT GET OUR INFORMATION.